Madaxweynaha Kenya oo Guddi u saaray Khilaafka Dowladiisa kala dhaxeeya Somalia

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa xiligan waxaa ka dhax aloosan khilaaf siyaasadeed oo aad u xoogan, waxaana laga cabsi qabaa in khilaafka uu meel xun sii gaaro uuna ka dhasho saameyn xoogan . Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeesay shir ay maanta yeesheen golihiisa Wasiirada waxa uu kala hadlay khilaafka siyaasadeed ee … Continue reading Madaxweynaha Kenya oo Guddi u saaray Khilaafka Dowladiisa kala dhaxeeya Somalia